|
|
|
Somali Education |
|
Xaalada
waxbarashada ee dalka Bangladesh
Ma dooneysaa inaad wax ka barato dalka Bangaladesh. Waa sidee
nolosha iyo waxbarashada dalkaasi iyo qiimaha kulliyadaha kala
duwan iyo maciishaddaba. Liiska jaamacadaha dowladda iyo kuwa
gaarka loo leeyahay iyo qaabka lagu heli karo. Sidoo kale
macluumaad ku saabsan qaabka ardeyda Soomaliya ku dalban karto
jaamacadaha dalka Bangaladesh ..Warbixinta
oo dhameystiran
Maxaad ka
taqaannaa maaddada Public Health?
Public health waa maado badanaa
postgraduate ah inkastoo ay jirto iyadoo bachelor lakiin
Pakistan kuma maqal. Public health waa maado balaadhan kuna
saabsan cafimaadka bulshada , halka dhakhatarka uu daweeyo qofka
ama patient public health qofka barta waxa uu dawaynayaa
bulshada, public health waxaa kaloo loo yaqaanaa community...Warbixinta
dhan
Maxaad
ka taqaannaa maaddada Microbiology?
Microbiology waa laan ka mid ah biology lana xiriirta waxyaalaha
aysan ishu arki karin ee ah bacteria, virus,
fungi,parasites(dulin) etc sida magaca ka muuqata waxaa loogaga
shaqeeyaa isbitaalada qaybata abuurka(culture),waana qeyb ka mid
ah shaqooyinka clinical labs-sheeybaarada caafimaadka ay qabtaan
waxay kaloo la xiriirtaa caafimaadka xoolaha,beeraha,biyaha la
cabo..Akhri
warbixinta
Maxaad ka
taqaannaa maaddada Pharmacy?
Pharmacy waa barashada cilmiga daawada waana qayb kamida cilmiga
caafimaadka ( medicine ) qokku wuxuu baranayaa sida loo sameeyo
, loo suuqgeeyo ,sida loo isticmaalo si taxdarleh (safe use) ,
maxaayeelo daawadu marna waxaybay daawaysaa marna iyada ayaa
keenta dhibaatooyin badan ( complications) ,iyo sida la isku
daro dose ( small scale compounding )
Cilmiga
Kombuyuutarka: Barashadiisa & waxay kaaga baahan tahay
Waxaan jeclahay qoraalkan gaaban inaan ku soo koobo inta suura
galka ah waxay tahay maadadii aan afartii sanno ee la soo
dhaafay dhiganayay oo ah Computer Science, wixii caqabado aan la
kulmay, waxyaabaha aan u arko in ciddii danaynaysa ay u baahan
tahay inay ogaato si ay si guul leh ugu dhamaysato barnaamijka
Bachelor of Science in Computer Science.
A career in
newspapers
The American Society of Newspaper Editors offers this brief
advisory to students who are considering careers as newspaper
journalists.Most beginning journalists head into reporting, but
newspapers also seek young talent as photographers, artists,
copy editors, computer experts, librarians, and other
specialists....Read
More
Agriculture
Agriculture is a generic word which evolves all scientific and
social activities in producing food from land and animals
including birds (poultry). In this meaning it excludes food
resources from forest and marine. It is a growing science of so
many different branches. All most every decade new disciplines
emerge and main branches are split into many. For simplification
and understanding we hereby stand on main branches up to
bachelor level and explore sub-divisions under these branches.
Ururka
Dhallinyarada Soomaaliyeed ee Suudaan oo ka qeyb galay shir ay
isugu yimaadeen dhallinyarada Carbeed
Ururka Dhallinyarada Soomaaliyeed ee Suudaan ayaa ka qeyb galay
shir ay isugu yimaadeen dhallinyarada Carbeed. Shirkaasi
oo lagu qabtay dalka Urdun gaar ahaan magaalo xeebeedka CAQABA
intii u dhaxeesay 07-14/12/2007 ayaa waxaa looga hadlayey
ilaalinta deegaanka badaha iyo saameynta ay ku yaalan karto
isbadallada cimilada aduunka..Warbixinta
oo dhan
Ururka
Ardayda Banka Islaamka ee Urdun iyo wafdi ka socda Ururka
Dhallinyarada Soomaaliyeed ee Suudaan oo ka wada hadlay arrimo
badan
Ururka aradada banka islamka ee Jordan (ISLAMIC DEVELOPMENT BANK
STUDENTS ASSOSIATION IN JORDAN) iyo wafdi ka socda ururka
wadaniga dhalinyarada soomaaliyeed ee suudaan Somali National
Youth Union ( SNYU) ayaa si wada jir ah ugu ciiday dalka
jordan.kuwaas oo munaasabada ciida carafo la wadaagay umadda
musliimta ah....Warbixinta
oo dhan
Ardeyda
Soomaaliyeed ee Jaamacadda Karachi oo casho-sharaf u sameeyay
madaxda jaamacaddaasi
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay soo qaban
qaabiyeen ardayda Soomaliyeed ee wax ka barata jaamacadda
Karachi University ee dalka Pakistan ayaa 12kii September waxa
ay ka dhacday guriga martida ee Jaamacadda Karachi
University....Warka
iyo sawirrada xafladda
Baroordiiq
loo sameeyay Marxuum Ustaad Dhoobaale
Xaflad baroordiiq ah oo lagu maamuusayay waxqabadkii Allaha u
naxariistee ustaad Maxamed Axmed Xuseen (Dhoobaale) ayaa lag
qabtay magaalada Muqdisho, iyadoo munaasabaddaasina ay ka soo
qeybgaleen maamulka iyo macalimiinta machadka SIMAD...Warka
oo dhan
Safiirka
Soomaaliya ee Dalka Suuriya oo 39 Arday guddoonsiiyey
abaalmarinno
Xafladda si wanaagsan loo agaasimay uuna qaban qaabadeeda lahaa
xafiiska Jaaliyadda Soomaalida ee dalka Suuriya ,laguna
guddoonsiinayey ardayda Soomaaliyeed ee dhigata dugsiyada dalka
Suuriya Abaal marrino ayaa lagu qabtay Xarunta Naadiga Anasar,
ee Xaafadda Masaakin ee magaalada Dimishiq.....Warkii
oo dhan
Sidee
wax looga baran karaa dalka Hindiya?
Marka hore waan ku faraxsanahay dadaalka waxbarasho ee ay waddo
Xarunta La-talinta Waxbarashada ee Afro oo aasaastay
Somaliedu.com, gaar ahaan mida macluumaadka loogu raadinayo
ardayda rabta inay waxabrasho dibadaha u raadsadaan. ...Warbixinta
oo dhan
Xarunta
Afro Education oo loo xil-saaray inay dalka Soomaaliya wakiil
uga noqoto jaamacadaha dalka Shiinaha
Xarunta La-talinta Waxbarashada
ee Afro ayaa loo aqoonsaday inay tahay xarunta kaliya ee
wakiilka ka ah jaamacadaha Shiinaha, iyadoo xaruntu soo saari
doonto oggolaanshaha jaamacadaha dalka Shiinaha, gaar
ahaan jaamacadda Beihua oo bixisa waxbarasho caafimaad raqiis
ah...Warbixinta
oo dhan
Xarun
la talisa ardeyda oo laga furay Muqdisho
Xarunta La-talinta waxbarashada ee Afro (Afro Education
Consulting) ayaa xafiis ka furatay magaalada Muqdisho si ay
gacan u siiso ardeyda, bareyaasha iyo hay'adaha waxbarashada ku
shaqada lehba inay helaan la-talin ku sabsan adeegyada ay u
baahan yihiin...Warka
oo dhan
Qaar
ka mid ah ardeyda Soomaaliyeed ee Addis Ababa oo shahaadooyin la
guddoonsiiyay
Xaflad qalin jebin ah oo si heer sare ah loo soo agaasimmay,
isla mar ahaantaasna, shahaadooyin aqoonsi leh lagu
guddonsiinaayay arday Soomaaliyeed oo dhameysatay barashada
aaladda computer-ka ayaa waxa ay bishan May 7deedii 2007, ka
dhacday hoolka xarunta sare ee tababarrada computer-da oo ku
dhaw Bole Rwanda
oo ku taalla caasimadda dalka
Ethiopia ee...Warka
oo dhan |
|

|
|
Xaflad
loo sameeyay arday ka qalin jebisay machadka Imaamu Shaafici ee
magaalada Berbera
Xafladan si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay soo qaban
qaabiyeen ardayda Dugsiga Hoose Dhexe ee Imaamu Shaafici taas oo
looga gol lahaa baruurujinta iyo dhiirigalinta Ardayda Fasalka u
sareeya Dugsigaasi oo sanadka danbe u gudbaya Dugsiga Sare
kuwaasi oo iyagu soo abaabulay xafladan....Warbixinta
oo dhan
|
|
Bandhig
ballaaran oo ay ka qeyb galeen ardeyda Soomaaliyeed ee Masar oo
ka dhacay Qaahira
Waxaa kulliyada beeraha
Jamacada Qahira ee Dalka Masar Lagu Qabtay xaflad Tariikh ah
oo Sanadkiba Mar Lagu Qabto dalka Masar Xafladas waxa so
agasima aradayda Dhiigta Kuliyada Beraha ee Jamacada Qaahira
Waxa Kala Qeybgali Jiray sida aay cadada ahan Jirtay
Dalkastaba safirka uu leyahay....Warbixinta
iyo sawirrada
|
|

Xaflad qalinjebin ah oo ka dhacday Machadka SIMAD ee Muqdisho
Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu xusayay
qalinjebinta 53 ardey oo dhameystay waxbarashada Bachelor of
Information Technology ayaa
(warkoo dhan)
|
|
|
|
Qaar ka mid ah dugsiyada magaalada Muqdisho oo la xiray |
|
Xaaladda
ammaan-xumo ee ku soo korotay magaalada Muqdisho waxay
sababtay in albaabada loo laabo qaar ka mid dugsiyada
waxbarashada ee magaalada. Dugsiyada albaabada loo laabay oo
isugu dugsi-Quraan iyo iskuullada cadiga ah...(warkoo
dhan)
|
|
Waa sidee waxbarashada dalka Jarmalka?
|
|
Waxaan
ahaa arday dhamaystay waxbarshada dugsiga sare kuna dhameeyay
iskuulka Imaamushafici ee magaalada muqdisho waxaana
imtixaankii ugu danbeeyay u fadhiistay sanadkii
26-6-2002 ee dugsiga sare kadib
(warkoo dhan)
|
|
Wararkii Hore
|
|
|
Maqaallo
|
|
Dhibaatooyinka haysta ardeyda wax ku barata dibedaha
|
|
Waa Maxay Siyaasaddu? (Read)
|
|
Miyaan la tabin gabdhihii Soomaaliya?
(akhri) |
|
 |
|
Cilmiga Beeraha iyo horumarinta dhaqaalaha Soomaliya
(akhri) |
|
Kororso Aqoontaada
|
|
Yahoo! iyo MSN Messenger oo laysku xirayo (Read More) |
|
Khatarta Ku Timaada Darawallada Mobile-ka ku hadla (Read
More) |
|
Taleefoonnada gacanta oo waxyeello u geysta unugyada jirka
iyo DNA-da (Read More) |
|
Af-Soomaaliga oo noqday sumadda Soomaalinnimada (Read More) |
|
Ila Qosol
|
|
Kaalinta ardeydu ka qaadan karaan dib-u-dhiska dalka |
|
Nin
Kenyan ah oo soo doontay gabadha Bill Clinton (Read More) |
|
Waxbarta aan barwaaqo gaarne |
|
Warbixino
muhiim ah |
|
Sidee loo
xushaa kulliyad, jaamacad, iyo dalka aad wax ka baraneyso?
(akhri)
|
|
Maxaa
ardeyga muhiim u ah marka uu u dhoofayo dalka dibeddiisa?
(akhri)
|
|
Sidee wax looga baran karaa? |
|
Sudan |
India |
|
Pakistan |
Masar |
|
Yemen |
Malaysia |
|
Urdun |
Ruushka |
|
Uganda |
China |
|
Baafin |
|
Ma dooneysaa inaad raadiso
saaxiibkaagii dugsiga, jaamacadda, amaba qof maqaal ku soo
qoray
Somali Education |
|
Baafin: Ardeyda
Urdun, waxaa baafinaya shaqaale ka howlgala Urdun |
|
Somali Education is the first and largest Somali website
that reports and promotes education in Somalia and connects
the students throughout the world. Somali Education
promotes education in Somalia through media. |
|
|