. |
||
Ducada waalidku mar bay soo duxdaa Nin ayaa markii uu Soomaaliya ka soo tagayay waxaa aad ula soo dardaarantay,
isla markaana ugu soo duceysay hooyadiis. Hooyadiis waxay ku soo tiri:
“Ilaah faraj ha kuu furo oo albaabadu ha isku kaa ballaqaan.....
oo wax ku dhibo alle kaama hor keeno, dadkana hooyo iyo aabe allaha
kaaga dhigo”.
|
||
All
rights © reserved to Somali Education |
||
Contact Us:
somaliedu@somaliedu.com |