. |
||
Soddohdu ma sidaas bay mudan tahay?
Nin ku noolaa dalka Mareykanka ayaa waxaa aad u dhibtay soddohdiis. Maalin baa isaga oo careysan ayay isku buuqeen, markaasaa ninkii soddohdii uu ka tuuray dabaqa 8aad ee dhismihii ay deggenayeen.
Markii la soo taagay maxkamaddii ayaa la weydiiyay “maxaad soddohdaa uga tuurtay dabaqa 8aad ee dhismaha”. Wuxuu ku jawaabay “waxaanan jirin dabaq 9aad oo aan ka tuuri lahaa.” |
||
All
rights © reserved to Somali Education |
||
Contact Us:
somaliedu@somaliedu.com |