. |
||
Wiil ayeeydiis guursaday Wiil Hindi ah oo jira 25 sano ayaa la sheegay in uu la aqal galay ayeydiis. Wiilka oo ka waramayay sababta uu u guursaday ayaydii ayaa yiri "Waxaan Dareemay in ayayday ay ubaahan tahay daryeel dheeraad ah kaasoo markaan nin unoqdo aan si fiican ugu awoodi karo".
Ayayda oo jirta 80sano oo uu ninkeedii ka dhintay mudo laga joogo 30 sano ayaa tiri "Wiilka anigaa gacantayda ku soo barbaariyay haddana si fiican ayuu ii xannaaneyaa isagoo cuntada wakhtigeeda si fiican ii siiya" Waxaa Diyaariyey |
||
All
rights © reserved to Somali Education |
||
Contact Us:
somaliedu@somaliedu.com |