. |
||
XAAJI MAXAA DHACAY!!! Nin baa maalin ka soo rawaxay shaqadiisii isagoo kulul
buuna yimid gurigiisii isla markiiba xaaskiisii oo baarriyad aheyd baa
biyihii iyo saabuuntiiba musqusha ugu diyaarisay ninkii maba sii daahine
musqushii buu si halhaleel ah u galay intuusan dharkii iska dhigin ayuu
musqushii ku simbiriray oo korkaa sare ka yimid dhulkana sidii qarihii
ka dhawajiyey naagtii baa dhawaqaa ka naxday kuna tiri "alla!!
xaaji maxaa dhacay" .ninkii baa yiri isagoo ka xishoonaya in uu
yiraahdo waan dhacay"surwaalkii & shaatigeygii baa dhulka ku
soo dhacay . W/D: Maxamed Busuri |
||
All
rights © reserved to Somali Education |
||
Contact Us:
somaliedu@somaliedu.com |