|
. |
||
|
Meeqaan ku guursan karaa?
Wiil yar ayaa aabihii ku yiri: Aabe immisa lacag ayaa
loo baahan yahay si loo guursado?. Aabihii ayaa ku jawaabay: Wiilkeeygiyoow
ma ka jawaabi karo su’aashas waayo anigu sidaan u guursaday ilaa
iyo imminka lacag un baa leeyga guraa!!!!!!. W.D. M. Busuri
|
||
All
rights © reserved to Somali Education |
||
|
Contact Us: somaliedu@somaliedu.com |