|
. |
||
|
Biniaadamka iyo Robot-yo: sanadka 2050 oo ay robot-yo badin doonaan
illaa 333 kooxood
oo ka yimid 31 dal ayaa ka qeyb qaadanaya tartankan oo sanad walba dhaca,
waxaana horay loogu soo qabtay Australia, Italy, France, Portugal, South
Korea, Sweden iyo Mareykanka. Sanadka dambe waxaa martigalineysa magaalada
Bremen ee dalka Jarmalka. Tartanka waxaa soo qabanqaabiyay cilmi-baarayaal,
waxaana taageero-dhaqaale ku biiriyay dowladda Japan iyo shirkado ganacsi
oo dalkaas laga leeyahayba. Shirkadaha Japan ayaa fursaddan kaga faa’iideystay
inay ku soo bandhigaan robot-yo kale oo ay farsmeeyeen, waxaana ka mid
ahayd shirkadda saacadaha sameysa ee Citizen Watch oo soo bandhigtay
robot-yo yaryar oo dabka ka qaadanaya ileyska qorraxda, kuwaasoo cayaaraya. Xigasho:
Wakaaladaha |
||
All
rights © reserved to Somali Education |
||
|
Contact Us: somaliedu@somaliedu.com |