|
|
|
Somali Education |
|
|
|
|
Waa Maxay Siyaasaddu?
Akhristoow waxaad ogaataa in aay macno farao baddan tahay
laakiinsse aan ku soo gaabsaneeyno uun dhoor arimood.
Haddaba siyaasaddu maka la qeexayo waxaa laggu macneeyaa in
leeys waafajiyo wax yaabaha is diidan, sidda in la dhex dhiggo
dadka is qilaafsan hishiis nabad jaceeyl iyo wadda noolaansho,
tussaale ahaan qofka doonayo in uu noqddo siyaassi 1.waxaa lagga
doonayaa in uu aqoon waafi ah u leeyahay siyaasadda soona
akhriyey kutub faro baddan ee ah kuwa uu jecel yahay iyo kuwa
uusan jecleeyninbaee cadawgiisa.
2.waa in uu yahay qof xallin karo dhibka markaasi yaalla ee
jirra noqdaana {dadka looyeerrto marka dhibtu jirto}markaassi
ayuu u jeesan karaa dawggii siyaasadeed ee maamulka iyo kalla
dambeeyntaba laheeyd noqonayaanna qof qadarrin ku dhex leh
bulsha weeyntta kanna qeeyb gali karaa doorashooyinka xor ah ee
caddalada ku dhissan ., waxaad ogaataann taariikhdu ayaddaa is
qorta ,oo ifineeyssa wax yaabaha jirrra waqtiggaassi la taaggan
yahay ayadda ayaanna ka sheekeeysso waqtigii horre ,midka la
jooggo ,iyo mustaqbalkaba ee soo socddo, dhb ahaantiinna ma
dhacddo mar marka qaarkood in si dhab ah loo qeexo oo waayo
waxaa qaloocin kara siyaasigga aan daacadda u aheeyn dadkiissa
iyo dalkiissa iyo diintiisaba,qofka siyaasigga waa in uu ku
kalsoon yahay A,llahiissa weeyn issaggana is ku kalsoonaan uu
moojiyo,mabda,siyaasaddeedna ee mabda,ahaan ee uu u soo
tacaburaynna unna soo taffa xeeytay waa in uu ku kalsoon yahay
ee moowqifkiissanna uu ka leexann nonqona jir jirroollayaasha
siyaasadeedd ee ku caanbaxay jirjirroolanimmadadda siddaassina
aay rabaan in aay ku qanciyaan bulshadoodda, haddaba waxaa lamma
huraan noqotay in leeyska kaashaddo arrimahaassi, dhibtta baddan
iyo xanuunka waanna in si wadda jir ah loo ilaallsho
tastuurkaassi oo noqon karra midd samaawi amma mid call,maanni
iyo mid falsafeedd,sidda girriigga iyo cilmiyaddii ka faracmay
ee lagga dhaxlayba waayo falsafaddu waa hooyadda cilmigga
maadigga ah.waa sidda aay sheegeene, waxaa soo raaca u,
addeegga bulsho , hanti dhoowristta , hurromarrinta hanttidda
guud, waayo? middnimaadu waa wax dan u ah bulshadda ayaddoo soo
martay marxalladdo kalla duwan , socodkeedana waxaa xaddidda
socodka bulsheed, {midnimadu waa siyaasadda yoolkeedda} waanna
mirro ka dhashay aqoon laggu dheehay oo laggu beeray bulshadda
dhexdeedda , waxeeynna soo martaa amma ka timaadda duggsiyadda
wax barasho , wargeeysyadda , idaacaddaha, tv,yadda ,maktabaddaha,
dicaayaddaha wadooyinka laggu muujiyo sawir ahaan ,aflaantta iwm.
Waanna in loo midoobaa qarameeytta dadka dalka iyo diintaba ee
heersarro lagga dhiggaa dhamaantoodba , halkaasi ayeeyna ka
faracmmi karaan xisbiyo xor ah , waaggaii horre jarmalka waxuu
ku midoobey in uu noqddo wadanka ka talliya dunidda oo dhan in
kastoo aay u soortoobi weeydey markii dambe, midnimaddu waa wax
aad ka dhex arkeeysso muuqaal ahaan dabeecadda naggu heeraassan.
Ee
adduunka midnimaddu waa wax ku bilaawddo tirro ahaan ee
isbiirinayo isunna roggayo tayo ahaan wax ku ool noqonkartta
tilmaan taassinna waxeey sameeyneeyssaa marqaattinna u tahay
waxa nool iyo waxyaanba aan nooleeynba hadeey is beersaddaan ,
waxaan ku soo gaba gabeeynayaa , ilbaxnimaddu waa aan midoowno,
aan is /fahamnno aan wadda haddalnno , aan hishiinno.
Ilbaxnimmo la,aantta , midnimmo la,aantta maantta naheeysatto ee
aqoon yarri , maadi ah iyo midd diinni ahaba ayaa nooggu sabab
ah in aan middoobbi weeyno ee taffarraaruq nagga dhiggay
dadkeeniinna ku beeylahay dunnidda dacalladeedda maanntta
soomaaliyeey calloosheennii ayaa banaanka taal ma weeynnaan
arrkeeyn in caruurteennii beeylah tahay aqoonin waddaniyadd
waxa aay tahay .
Waayo dadkiinnii waa weeynaa ayaan si waafi ah u barann axyaa
wadddanni yaa waddanii , bal aaynu oggaanno walaalaheeygga
soomaaliyeeddow in aqoontu aay tahay wax yaabaha laggu gartto
dhibtta laggunna xaliyo,laggunna gaarro horumar taass oo aan
meell fogg ka taagan nahay tussaal ahaan midoowgga xubnaha
jirrka bini, aadammka waxaa ka dhasha nolloll waayo haduu
jirrku xanuun san yahay qeeyb ka mid ah midoow majirrikarro
inttiissa kale, midoowgga waa caafimmaad, waa nollol waa bar-waaqo
waanna horromar , gunntii iyo gaba gebbeddiiba aannu u
fiirrinno si quun yar ah unna barranno culuumtta diinnigga iyo
kuwa maaddigga ahba aaynu fahammnno waxa loogga jeeddo erreygga
siyaassad ee yeeynaan noqonn uun hab,ku soo dheh , siddi taqssi
fuud kuleeyl.ah ku dhacay oo kale.
Waanna in loo midoobaa wax kasstaa oo wanaagu ku jirro
middnimadda caalamigga ah waxeey ka dab qaadattaa fikraddaha
caalamigga ah ee isku keenna dadyoowgga ee kalla middabka ah
iyo kalla diintta ah hawadda naggu heeraarsan hadeey isbiirsatto
waa taa xamishay in aay diyaaradd ku dhex duusho , biyaha
kolkeey is biirsaddaan waa kaa markabka du/sabeeynayo carraddu
ama ciidda kolkeey isbiirsattay waa taa xamishay culeeys walbaa
,shinniddu markeey isbiirsattay waa taa malabka macaan soo
saartay,waddamaddii gumeeystaha ladagaalamijirraynna markeey u
midoobeen in aay iska caabiyaan cadawggoodda waa kaa ee aay
xornima helleen sidda waddammo baddan oo afrikaan ah,
walaallayaall haddal haan mabuusho {soomaalinna ha garatto
marxaladda aaynnu ku jirrnno ee dhibtta baddan iyo siyaasadeenna
macnno baddan ah aaynnu meel ugga soo jeesanno siddii aanu u
middoowi laheeyn waayo soomaali soomaali baa leh siduu abwaanka
soomaaliyeed yirriba .
Soomaali waa midd, waa u,l iyo meeyrax, mataanno weeyoo meelbeey
ka wadda timmidd. midiggeey bidixi ma, ka maarantaa, madaxoow
majaha , ma, ka maarantaa, mas,uuloow, shacbigga ma,ka
maarantta.kalla,marmmimeeysaan,
Ee
soomaaliyeey middiggta is qabsadda. Waa taassi siyaassadda
aaynnu rabnno in aynnu gaarnno maantta ha lla hello qof
dalkiissa dadkiissa iyo diintiissaba daacad u ah taasi ayaanna
ah il/baxnimmo .
Waxaa Qoray:-
Cabdulqadir Muuse Xaaji Axmed.
Cabdulqadir_duwe |
|
|
Warbixino muhiim ah |
|
Sidee wax looga baran karaa dalka Suudaan?
(akhri)
|
|
Sidee wax looga baran karaa dalka Malaysiya?
(akhri)
|
|
Sidee wax looga baran karaa dalka Pakistan?
(akhri)
|
|
Sidee wax looga baran karaa dalka Masar?
(akhri)
|
|
Sidee wax looga baran karaa dalka Hindiya?
(akhri)
|
|
Sidee wax looga baran karaa dalka Urdun?
(akhri)
|
|
Sidee wax looga baran karaa dalka Yemen?
(akhri)
|
|
Sidee wax looga baran karaa dalka Uganda?
(akhri)
|
Sidee wax looga baran karaa dalka Ruushka?
(akhri)
|
Sidee wax looga baran karaa dalka Shiinaha?
(akhri)
|
|