Jaamacadaha Dalka

Amoud University

Alfurqan University

Benadir University

Burao University

East Africa University

Hamar University

Hargeisa University

Hiran University

Indian Ocean University

Islamic University

Kismayo University

Mogadishu University

Puntland State University

Somalia University

Taibah University

SIMAD Institute

SOHDEC Institute

 
 
 
 
 
 

Jaamacadaha aan website-yada lahaynwaxaa loogu bishaareynaa in qiimo jaban loogu sameyn doono website dhameystiran. Nala soo xiriir.

Somali Education

Aqoon-iswaydaarsi lagu horumarinayo Waxbarashada Macalimiinta Puntland
 

Garoowe - Juun 04, 2006

Waxaa maanta lagu qabtay Xarunta Cilmi Baarista Puntland ee PDRC ee Garoowe aqoon-iswaydaarsi kor loogu qaadayo Waxbarashada Macalimiinta Puntland oo ay qabatay Wasaarada Waxbarashada Puntland , iyadoo dhaqaale ka heshay European Commission oo dhaqaale u soo marayay Hay’adda Save The Children Uk.

Siciid Sanwayne oo ah Madaxa tabarada Macalimiinta Puntland ee Wasaarada Waxbarashada , ayaa Puntlandpost u sheegay in ay jireen aqoon-iswaydaarsi oo horay loo qabtay ku waa soo lagu hourmarinayay Waxbarashada Macalimiinta Puntland , kii ugu dambeeyayna la qabtay 27/4/2006 oo lagu qabtay magaalada Garoowe.

Kaasoo laga soo saaray Waraaq ku aadan Siyaasada-waxbarasho (Policy Education) , waxaana haatan aqoon-iswaydaarsigaan lagu eegayaa waraaqdan , sida uu sheegay Saciid.

Aqoon-iswaydaarsigan , oo socon doona halmaalin ayaa waxaa ka soo qaybgalay dhamaan Hormuudyada Jaamacdaha dalka , waxaana laga soo saarayaa qoraal ku aadan Siyaasada waxbarasho ee Puntland (Policy Education).

Axmed C/salaam

Xigasho: Puntlandpost.com

 .


 

 Warbixino muhiim ah

Sidee wax looga baran karaa dalka Suudaan? (akhri)
 

Sidee wax looga baran karaa dalka Malaysiya? (akhri)
 

Sidee wax looga baran karaa dalka Pakistan? (akhri)
 

Sidee wax looga baran karaa dalka Masar? (akhri)
 

Sidee wax looga baran karaa dalka Hindiya? (akhri)
 

Sidee wax looga baran karaa dalka Urdun? (akhri)

 

Sidee wax looga baran karaa dalka Yemen? (akhri)
 

Sidee wax looga baran karaa dalka Uganda? (akhri)
 

Sidee wax looga baran karaa dalka Ruushka? (akhri)
 
Sidee wax looga baran karaa dalka Shiinaha? (akhri)
 

Contact: somaliedu@somaliedu.com
Designed & Hosted by AfroTech