Jaamacadaha Dalka

Amoud University

Alfurqan University

Benadir University

Burao University

East Africa University

Hamar University

Hargeisa University

Hiran University

Indian Ocean University

Islamic University

Kismayo University

Mogadishu University

Puntland State University

Somali University

Taibah University

SIMAD Institute

SOHDEC Institute

 
 
 
 
 
 

Jaamacadaha aan website-yada lahayn waxaa loogu bishaareynaa in qiimo jaban loogu sameyn doono website dhameystiran. Fadlan la soo xiriir Somali Education.

Home

Public Health

Public health waa maado badanaa postgraduate ah inkastoo ay jirto iyadoo bachelor lakiin Pakistan kuma maqal.

Public health waa maado balaadhan kuna saabsan cafimaadka bulshada , halka dhakhatarka uu daweeyo qofka ama patient public health qofka barta waxa uu dawaynayaa bulshada , public health waxaa kaloo loo yaqaanaa community medicine …

Public health waxaa uu ka koobanyahay ama u ah  goals in

1-la helo bulsho caafimaad qabta

2- bulshadu in ay hesho biyo nadiif ah , cunto safe ah ( safe food) iyo nafaqo sax ah ( proper nutrition)

3- tallaal cudurada dilaaga ah gaar ahaan caruurta iyo haweenka ( immunization)

4- ka hortaga cudurada faafa ( infectious disease )

5- in hooyada lagu dhiirigaliyo hooyada in ay cunugeeda nuujiso

6-  hooyo caafimaad qabta iyo cunugeeda ( mother and child health )

7- in  qofka masakaxda laga galo uu helo xanaano ( mental health)

8-  in dawooyinka ay bulshadu sidii la rabay u hesho iyo qiimo yar ( essential drugs) .

Public health waa maado taabanaysa dhicyada dhaqaalaha dhaqanka siyaasada ( socioeconomic , political stability ) intaas oo dhan hadii la helo waxaa lahelayaa bulsho caafimaad qabta .

Maanta dunida waxaa dhibaatooyin badan ku haya cuduro badan oo isugu jirta kuwa faafa iyo kuwa aan faafin ama kuwa lakala qaado iyo kuwo aan lakala qaadin (communicable disease and non communicable).

Waxaas oo dhan waxaa ku shaqo leh public health , badanaa public health waa ka hortaga cudurada (preventive medicine).

 Maadooyinka la barto waxaa ugu muhiimsan

Biostatistics

Epidemiology

Research methodology

Demography

Infectious disease

Behavioral science

Primary health care etc.

Waxaa kaloo la is rabaa dissertation ama thesis oo qofku gudbinaayo markuu dhameeyo coarseka ….

Waxaa diyaariyay:
C/jabaar C/kariim Axmed
Master of Public Health
 

 Warbixino muhiim ah

Sidee loo xushaa kulliyad, jaamacad, iyo dalka aad wax ka baraneyso? (akhri)
 

Maxaa ardeyga muhiim u ah marka uu u dhoofayo dalka dibeddiisa? (akhri)
 


Sidee wax looga baran karaa dalalkan?

Sidee wax looga baran karaa dalka Suudaan? (akhri)

Sidee wax looga baran karaa dalka Malaysiya? (akhri)
 

Sidee wax looga baran karaa dalka Pakistan? (akhri)
 

Sidee wax looga baran karaa dalka Masar? (akhri)
 

Sidee wax looga baran karaa dalka Hindiya? (akhri)
 

Sidee wax looga baran karaa dalka Urdun? (akhri)

 

Sidee wax looga baran karaa dalka Yemen? (akhri)
 

Sidee wax looga baran karaa dalka Uganda? (akhri)
 

Sidee wax looga baran karaa dalka Ruushka? (akhri)
 

Sidee wax looga baran karaa dalka Shiinaha? (akhri)
 

Contact: somaliedu@yahoo.com
Designed & Hosted by AfroTech