Jaamacadaha Dalka

Amoud University

Alfurqan University

Benadir University

Burao University

East Africa University

Hamar University

Hargeisa University

Hiran University

Indian Ocean University

Islamic University

Kismayo University

Mogadishu University

Puntland State University

Somalia University

Taibah University

SIMAD Institute

SOHDEC Institute

 
 
 
 
 
 

Jaamacadaha aan website-yada lahaynwaxaa loogu bishaareynaa in qiimo jaban loogu sameyn doono website dhameystiran. Nala soo xiriir.

Somali Education

Bandhig ballaaran oo ay ka qeyb galeen ardeyda Soomaaliyeed ee Masar oo ka dhacay Qaahira

Waxa kuliyada beraha Jamacada Qahira ee Dalka Masar Lagu Qabtay xaflad Tariikh ah oo Sanadkiba Mar Lagu Qabto dalka Masar Xafladas waxa so agasima aradayda Dhiigta Kuliyada Beraha ee Jamacada Qaahira Waxa Kala Qeybgali Jiray sida aay cadada ahan Jirtay Dalkastaba safirka uu leyahay ,dhanka somalida safirka Somaliya uu fadhiya dalka maser Cabdulahi xasan maxamud in kasto u mashqulsana oo usan kaso Qeyb Galin hadana Somalida Waxay mesha kuso Bandhigtay dadal dheer iyo Fir Firconi aad u badan oo an Horay LogaFilen Waxaa ay so Qateen Dharka hidaha iyo Dhaqanka Waxa ay so Maren Mahrajin Lixaadleh ayaga oo Lo garacay Musica astanta CalankaJamuriyada somaliya Halkaas uu salan sharaf ay CalankaGa Qatay abukar adan sheekh oo ah Xogayaha guud nadiga ardayda somaliyed iyo axmad Naji sheekh ibrahim Bakal oo ah niinka Wax barashada uu Qabilsan Nadiga ardayda somaliyed, mahad carabow Cali oo ah Saxafi somaliyed,

Jaamacadda Qaahira ayaa Hadiyad qaali ah Gudoonsiisay Ardeydeeydii Somaliyeed.Waxaa Xafladaas Quruxda badan soo qaban qaabiyeey:-

C/Weli Cilmi Cabdi Iyo Saciid ilka Case Labadaba Kalin Fir fircon kaga Jira Kuliyada beraha ee Jamacada Qaahira Intas Kadib waxa lo Gudaglay Rashin ayso Ban dhigeen qar ka tirsan inta badan wadamada calamka oo isugu jira Africa asiya iyo Wadamada Kujira Jamacada Carabta sanad kasto ayaaga so Bandhiga Rashinka ay istac malan Wadamada Dhigta Kuliyada beeraha . Dhanka kale somalida ayaa sanadki hore Dhanka Rashinka Ka Garay heer an laso Kabi Karin ayaga dhanka dhaqaqanka Kalinta kowad Galay iyo ayaga oo Dhanka Rashinka Ku Qatay abal marin.

Dhan kale waxa Mesha Wacadaro layab lee Ka Mujiyay ardayda Dalka Jamuriyada Djabuti uu hogaminayay Xasan Jamac alale iyodo Lagu Casumay afayanka safarada Dalka Jabuti Cadil osman dhanka Kale Wax mesha lagu Tumau Misica asanta Calanka Jabuti Waxana salan Sharaf laga Qatay Calanka Dalka Jabuti Kor ay u Waday hablo reer jabuti ah Xasan ayaa Qudbo dad kaso jitay halka ka Ka Jediyay aayaa ku dheraday Faidada ay laga korarsaday Kuliyada Beraaha ee Jmacada qahira

dhanka Kale Waxa Halkasi Lagu so Ban dhigay Dalka somaliya iyo Waxa uu Hodanka ku Yahay iyo Waxa uu ku Tirsan Yahay Dhaqalaha dalka somaliya Kamana Marnen Dhanka siyasada iyo 16 waxa laso Maray Waxa lagu arkay Sawirada Madaxweyna Yasha Dalka somaray Sida-Xurmadle- Adan Cade,C/Rashiid Cali Sharmaarke,M.Siyaad Barre, Cali mahdi Maxamed Dr Cabdiqasim Salad Xasan, Cabdulahi Yusuf axmed Dhanka Kale Waxa mesha Laga Xusey Maxakamadaha islamiga ah idi Sawir Si Wanagsan o so Quxiyay oo ah-Xurmadle- Sheekh Shariif Sheekh axmed mesha Laga mujiyay dhanka kale Waxa Dhanka arimaha Bulshada aad u Qabeyay ama So agasimay Hablo iyo wilal Kubas oo an ka Xusi Karno Wariye Xasan sheekh Cali , Casho mahdi Shukri buubshe, iyo Nasra.

Xaflad si wanaagsan loo soo agaasimay, hadafkii laga rabeeyna laga gaareey,laguna Muujiyeey ahamiyad Jaamacada,gaar ahaan Kuliyada Beeraha iyo Doorka Ardeyda Somaaliyeed oo ah Mustaqbalka Dalka hooyo Xafladan dhanka maqalka iyo muuqaalka waxa ka Qeyb Qatay shiirkada Dagan Magalada Qaahira www.saafifilms.com oo ay hurmud uu Yahin Maxamed Cabdow Ba Xaji iyo Jabril maxamed Jabril.
 

Diyaariye Mahad Carabow Cali Cairo EGYPT
Mahad554@hotmail.com ama mahad554@hotmail.com

 

Xigasho: Midnimo.com
 

 Warbixino muhiim ah

Sidee wax looga baran karaa dalka Suudaan? (akhri)
 

Sidee wax looga baran karaa dalka Malaysiya? (akhri)
 

Sidee wax looga baran karaa dalka Pakistan? (akhri)
 

Sidee wax looga baran karaa dalka Masar? (akhri)
 

Sidee wax looga baran karaa dalka Hindiya? (akhri)
 

Sidee wax looga baran karaa dalka Urdun? (akhri)

 

Sidee wax looga baran karaa dalka Yemen? (akhri)
 

Sidee wax looga baran karaa dalka Uganda? (akhri)
 

Sidee wax looga baran karaa dalka Ruushka? (akhri)
 
Sidee wax looga baran karaa dalka Shiinaha? (akhri)
 

Contact: somaliedu@yahoo.com
Designed & Hosted by AfroTech