|
Somali Education |
|
Waa sidee waxbarashada dalka Jarmalka?
|
|
Waxaan
ahaa arday dhamaystay waxbarshada dugsiga sare kuna dhameeyay
iskuulka Imaamushafici ee magaalada muqdisho waxaana
imtixaankii ugu danbeeyay u fadhiistay sanadkii 26-6-2002 ee
dugsiga sare kadib
(warkoo dhan)
|
|
Siminaar
lagu baranayay culuumta kumbuyutarka oo ka dhacay magaalada Marka |
|
Saminaarkaan oo ahaa
saminaar lagu tababarayay Arday da wax ka barata Schoolada Deg
mada Marka saminaarkaan oo ay gacan ka geeysanayeen Hay'adaha
Kala ah UNICEF IIDA Iyo AFROAFYA waxaana ka soo qeyb galay
Dhalinyaro gaaraya ilaa (warkoo dhan) |
|
|
|
Arday
gareysa 300 oo wax ka barata dugsiga H/dhexe iyo sare ee Al-bilaad
ee magaalada Muqdisho
|
Dugsiga H/dhexe iyo Sare ee Al-bilaad ee magaalada
Muqdisho waxaa la aas-aasay sanadka markuu 2003dii
bishii January, waxaana lagu bilaabay arday waxoogaa
arday ah, waxaana ka qalin jebiyay tan iyo markii la
aas-aasay labo dufcadood oo haatan ....
Warkoo dhan |
|
|
Jaamacada
Muqdisho oo La Guddoonsiiyey Qalab Waxbarasho
|
Xarunta weyn ee
Jaamacadda Muqdisho ayaa waxaa maanta lagu qabtay xaflad
Jaamacaddu ay ku guddoontay qalab waxbarasho oo kala
duwan, kuwaasoo kala ahaa; 50-Computer oo casri ah,
5-Printer oo waaweyn iyo yaryar isugu jiray,
4-Kaamirooyin oo isugu jiray Digital
.
Warkoo
dhan |
|
|
Waa sidee waxbarashada
Yemen?
|
Dalka
yemen ayaa ka mid ah dalalka fara-ku-tiriska ah ee
albaabada u furay dhallinta Soomaliyeed ee
waxbarasho-doonka iyo dadka soo haajiray oo aan heysan
hoy iyo xananeyn fiican ,Laga soo bilaabo tan iyo
burburkii Soomaaliya sanadkii 1991kii waxa ay...
Warkoo dhan |
|
|
Maxaa Keenay Guuldarrada Ardeyda Soomaaliyeed ee
Sweden |
|
Guud ahaan bulshada soomaaliyeed ee ku dhaqan
wadankan iswiidhan ayaa badankood ah kuwo aan wax shaqo ah
haysan, balse ku nool taakulaynta ay dowladu u fidiso. Arimaha
keenay shaqo laŕantaas ma aha mowduuca maqaalkan sidaas
darteed Warkoo dhan |
|
Aqoon-iswaydaarsi lagu horumarinayo Waxbarashada Macalimiinta
Puntland
|
Waxaa maanta lagu qabtay
Xarunta Cilmi Baarista Puntland ee PDRC ee Garoowe
aqoon-iswaydaarsi kor loogu qaadayo Waxbarashada
Macalimiinta Puntland oo ay qabatay Wasaarada
Waxbarashada Puntland , iyadoo dhaqaale ka heshay
European Commission ......
Warkoo
dhan |
|
|
|
Warbixin ku saabsan xaaladda Ardeyda Soomaaliyeed ee dalka
Urdun
|
Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka
barata dalka Urdun oo isagu jira wiil iyo gabdho ayaa
intooda badan waxay soo galeen dalka Urdun billowgii
sanadii 2001, kuwaas oo ka kala yimid dalka gudihiisa
iyo dibadiisaba. Ardayda ayaa waxay sidoo kale ku kula
duwan yihiin meelaha ay kasoo kala galeen iyo waliba
hababka ay kusoo galeen iyo cidda maal galisa. ....Warkoo
dhan |
|
Wararkii Hore |
|
|